Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga amniga Caleema saarka Xafladda Madaxweynaha JFS
May 31, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan lagu qaban doono Muqdisho.
[ngg src=”galleries” ids=”4042″ display=”basic_thumbnail”]A/cawaale
Halgan.net

.gif)

