Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shir gudoomiyey shirka Golaha xukuumada Federaalka.[Masawiro]

May 19, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub Mudane Hassan Sheikh Mohamud, isagoo Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay madaxda ugu duceeyaan in uu Eebbe ku guuleeyo howsha qaran ee loo igmaday.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale u mahadceliyay madaxweynihii hore Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo uu sheegay in ay si wanaagsan u soo wada shaqeeyeen, isla markaana aysan jirin xumaaan shakhsi ah oo ka dhaxaysa marka laga reebo inay doorashada ku kala aragti duwanaayeen, ayna jireen dad khilaafkooda sii hurinayay.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online