Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Duqii hore ee degmada Boosaaso
(June 1, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariisto Duqii hore ee degmada Boosaaso Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil oo ku geeriyooday