Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Finland.[Video]
(June 3, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Finland oo uu hoggaaminayo madaxa horumarinta mashaariicda e