Madaxweynaha JFS oo kulammo la qaatay madaxdii ka qeyb gashay caleema-saarka.[Masawiro]
(June 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo guud iyo kuwa gaar gaar ahba la qaatay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya, Mudane Ismaaciil
Madaxweynaha JFS oo qodobo muhiim ah uga hadlay Khudbaddii caleema saarkiisa.[Masawiro/Video]
(June 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada aas aasiga u
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qeyb galay Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha JFS ee 10-aad.[Masawiro]
(June 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha JFS ee 10-aad Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.Madaxweyne Deni