Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Puntland (Daawo)
(June 22, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta. Kulanku intuu socday Madaxweynaha aya