Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha JFS ay tahay mid wanaagsan
(June 27, 2022)
Muqdisho:-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, ayaa waxaa uu ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee madaxweynaha JFS Xasan S