Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha JFS ay tahay mid wanaagsan

June 27, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, ayaa waxaa uu ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud, oo dhowaan laga helay cudurka COVID-19.

Afhayeenka ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh ay tahay mid wanaagsan, wuxuuna sheegay inaysa jirin illaa hadda saameyn muuqata oo uu cudurkaan COVID-19. ku yeeshay caafimaadka ee madaxweynaha JFS.

A/Cawale
Halgan.n

Comments are closed.

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online