Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Duqii hore ee degmada Boosaaso

June 1, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariisto Duqii hore ee degmada Boosaaso Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil oo ku geeriyooday Boosaaso.

“Alle ha u naxariisto Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil Duqii hore ee degmada Boosaaso, oo goordhoweyd ku geeriyooday Boosaaso, wuxuu ahaa nin Odey ah oo usoo shaqeeyay dadkiisa iyo dalkiisa, gaar ahaan arrimaha Bulshada iyo Amniga oo uu mar soo noqday Wasiir Ku-xigeenka Amniga Puntland.

Waxaan tacsi u diraya dhammaan Shacabka Puntland iyo guud ahaan kan Soomaaliyeed, si gaar ah waxaan ugu tacsiyeeynaya eheladii iyo qoyskiisii, marxuumka Alle janadii ha geeyo aamiin.” Ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online