Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adda SILC.[Masawiro]

June 5, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda SILC (Swedish International Liberal Centre) ee dalka Sweden, oo ay hoggaaminayso marwo Amanada Valentin uuna qeyb ka yahay Siyaasi Cabdulqaadir Salaad Cali Loonge oo ka mid ah Xisbiga Liberal ee Dalka Sweden.

Kulanka ayaa looga hadlay hirgelinta Doorashada hal Qof iyo Hal cod oo Dowladdu ka qabanayso degmooyinka Puntland, isla markaana ay door muhim ah ka qaadanayso Hay’adda SILC oo ka shaqeysa arrimaha Dimuqraadiyadda .

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online