Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Finland.[Video]

June 3, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Finland oo uu hoggaaminayo madaxa horumarinta mashaariicda ee Finland u Qaabilsan Soomaaliya Mauri Starckman, oo ay weheliyaan qaarka mid ah jaaliyadda reer Puntland ee Dalkaasi, Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda, Siyaasiyiin iyo aqoonyahan.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo laba jibaari lahaa mashaariicda horumarin ee Finland ka wado Puntland gaar ahaan arrimaha ka hortagga nabaadguurka iyo ilaalinta deegaanka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online