Madaxweynaha dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirkii Golha wasiirada.[Masawiro]

June 16, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka ee Mashruuca horumarinta degmooyinka ee JPLG, xaaladda deegaanka, hirgelinta madasha horumarinta Puntland (PDF) iyo saamaynta Abaartu ku yeelatay dad iyo duunyoba.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online