Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 26-ka June

June 26, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 26-ka June, sanadguurada 62-aad ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaateen Gobollada Waqooyi ee dalkeenna.

“Munaasabadda sanadguuradii 62-aad ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaateen Gobollada Waqooyi ee dalkeenna, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan, maalmaha xoriyaddu waa taariikh u baahan in wax laga barto, dadaalkii iyo wakhtigii la geliyay xornimada, midowga iyo dowladdnimada dalkeenna”. ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND .

Comments are closed.

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online