Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo ku bogaadiyey Golaha shacabka ansixinta Ra’iisul wasaaraha xukuumadda
(June 25, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Raâ
Baarlamaanka JFS oo codka kalsoonida siiyey Raisulwasaare Xamse iyo Madaxweynaha oo Bogaadiyey
(June 25, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Raâ
Madaxweynaha DFS Hassan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay
(June 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta laga helay COVID-19. Xaaladda caafimaad ee Madaxwaynaha JFS ayaa ah mid fiican isaga oo aan dareemayn wax qandho ah iyo dhammaan cal
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland
(June 23, 2022)
Kismaayo:-Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowladda Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo todobaadkan markiisii ugu horeysay lagu qa
Madaxweynaha Puntland oo Shir Gudoomiyey golaha Wasiirada Puntland
(June 23, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu hor
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Puntland (Daawo)
(June 22, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta. Kulanku intuu socday Madaxweynaha aya
Madaxweynaha DFS oo u dhoofay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta
(June 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Max
Wareysi: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri magacaabista Xamse Barre?[Dhagayso]
(June 18, 2022)
Nairobi:-Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay isbaddalkii dhowaan ka dhacay Soomaaliya ee lagu doortay madaxda cusub ee DFS, hawlaha mudnaanta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo la kulmay Danjiraha dalka Norweyn
(June 16, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula qaatay danjiraha dalka Norweyn, Amb. Haakon Svane. Saf
Madaxweynaha dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirkii Golha wasiirada.[Masawiro]
(June 16, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta

« Previous PageNext Page »