Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb.[Masawiro]

June 2, 2022 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Waxaa dhawaan Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug siweyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed.
Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), Madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya  Xassan Sh.Maxamuud ayaa la filayaa in uu kulamo gooni gooni la yeesho Madaxda Sare ee dowlad Goboleedka Galmudug, Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida iyo Odayaasha Dhaqanka Magaalada Dhuusamareeb.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online