Wareysi gaar ah: Ra’iisal Wasaaraha Somalia.[Dhagayso]

June 25, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Dhinaca kale, dhaarinta ka dib ayaa Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre waxa uu siiyay VOAda wareysi gaar ah oo ku sheegay inuu soo xulan doono Gole Wasiiro oo tayo leh oo isugu jira rag iyo dumar, isagoo dhinaca kale rajo ka muujiyay in isaga iyo madaxweynaha ay si dhow u wada shaqeeyn doonaan, isla markaana ay helaan hanaan hufan oo ay ku xaliyaan haddiiba ay dhacdo in kala aragti duwanaansho siyaasadeed ay soo kala dhex gasho.

Ra’isul wasaare Xamza Cabdi Barre oo u waramayay Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horeyn ka hadlaya dareenkiisa ku aadan inuu helay kalsoonida Golaha Shacabka.

VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online