Wareysi: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri magacaabista Xamse Barre?[Dhagayso]

June 18, 2022 - Written by Editor

Nairobi:-Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay isbaddalkii dhowaan ka dhacay Soomaaliya ee lagu doortay madaxda cusub ee DFS, hawlaha mudnaanta leh ee horyaala Madaxweyne Xassan Sheeikh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha cusub Xamse Cabdi Barre.

Mudane Cumar Cabdirashiid oo magaalada Nairobi ugu warramay wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa waxaa uu ugu horayn ka hadlayaa bal sida uu u arko isbadalka iyo madaxda cusub ee dalka, gaar ahaana soo magaabistii Ra’iisal wasaaraha cusub Xamse Cabdi Barre.

VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online