Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo isbitaalka ku booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed
(July 2, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Isbitaalka Qaran, ku booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo maalmahan ku xanuunsanaa Garoowe. Mad