Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland
(July 4, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna saabsan dib u magacaabidda Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland. M