Madaxweynaha Jubaland ayaa maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Jubaland.
(July 6, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Dowlada Jubaland. Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyay Xildhibaanada golaha