Maamulka iyo Wariyaasha Halgan.net oo Dhamaan bulshada Soomaaliyeed u diraya Hambalyo ku aadan Ciida
(July 8, 2022)
Garoowe:-Maamulka iyo dhamaan wariyaasha Halgan.net ayaa waxaa ay ugu hambalyeynayaan umada Islaamka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabada Ciidul Adxaa. Waxaa alle uga baryeynaa in dh
Madaxweyne Xassan Shiikh oo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidda carafo.[Video]
(July 8, 2022)
Muqdisho, Luulyo 08, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxaa.
(July 8, 2022)
Garoowe: 08 July 2022: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Puntland ugu hamba