Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray dalka Ereteriya.[Masawiro]
(July 9, 2022)
Asmara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka Caalamig
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxaa.
(July 9, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Puntland ugu hambalyeeyay munaas
Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya.
(July 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu mart
Madaxweynaha DFS oo shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale
(July 9, 2022)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay magaalada Muqdisho