Madaxweynaha JFS oo u kuur-galay xaaladda ciidanka soomaaliyeed ee tababbarka u jooga Dalka Ereteriya
(July 10, 2022)
Asmara, Luulyo 10, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciida