Madaxweynaha DFS oo wili wada kormeer cutubyo ka tirsan DFS oo ku sugan dalka Ereteriya
(July 11, 2022)
Asmara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda