Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Ereteriya oo heshiis is-afgarad kala saxiixday.[Masawiro]
(July 12, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Booq