Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah uga billaabatay dalka Kenya.
(July 15, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo booqasho rasmi ah uga billaabatay. Madaxweyne