Madaxweynaha Puntland oo warbixin ka dhegaystay guddiga nabadaynta deegaanka Saax-maygaag.
(July 16, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cadullaahi Deni ayaa maanta warbixin ka dhegaystay Guddiga nabadaynta deegaanka Saax-maygaag. Shirka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne
Madaxweynaha DFS Hassan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Jabuuti
(July 16, 2022)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalkaas