Madaxweynaha JFS iyo Madaxweynaha Jabuuti oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id
(July 17, 2022)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabta
Madaxweynaha Hirshabeelle oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay Jowhar
(July 17, 2022)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa cambaareeyay qaraxii argagixiso ee maanta ka dhacay Magaalada Jowhar Caasimada Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa tac