Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafti ka socda Beesha Caalamka
(July 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafti ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada