Shirkadda Freedom Airlines oo diyaarada cusub oo ay soo kordhisay oo lagu daahfuray Garoowe.[Masawiro]
(July 20, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Diyaarad cusu