Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.
(July 23, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka
Xafladda Xilwareejinta Gudoomiyaha Mu’asasada Alminhaaj ee Gobolka Mudug (Masawiro)
(July 23, 2022)
Gaalkacyo:-Xafladdaan oo ahayd mid si wayn loosoo agaasimay ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay Gudoomiyihii hore ee Mu'asasada Alminhaaj Gobolka Mudug Sh. Cawil Axmed Muumin iyo Gudoomiyaha Cusub e
Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari
(July 23, 2022)
Garoowe:-Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari gaar ahaan dhulka ay ku dhuumaalaystaan kooxo maafiyo ah oo ka tirsan Ururada Argagixisada. Saraakiil u had