Madaxweynaha DFS oo maanta u amba-baxay Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar.
(July 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalkeenna ku maraya socdaal ku saleysan dib u xooji