Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka gobolka Nugaal.
(July 25, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Nabadoonada iyo Waxgaradka gobolka Nugaal. Kulanka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay T
Baarlamanka oo waqti dheeri ah siiyey R/W Xamza oo uu kusoo dhiso xukuumad cusub
(July 25, 2022)
Muqdisho:-Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta muddo dheeri oo 10 maalmood ah ugu daray ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre muddada uu kusoo dhisayo xukuumadda cusub. Xamza oo maanta
Madaxweyanaha Puntland oo ka qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagu qabtay Garoowe
(July 25, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe kaga qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey Ramaxddiisa (Roob) inuu ku man
Madaxweynaha Hassan Sheekh JFS oo kulan kula qaatay Cabdulfataax Al-siisi.
(July 25, 2022)
Qaahira:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxt