Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee maamulka Jubaland oo magacaabay gudiga qabanqaabada aaska Wasiirkii arimaha Gudaha ee Jubaland
(July 30, 2022)
Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha Gudaha Federaalaynta iyo dib u hesh
Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland oo ansixiyey Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2021
(July 30, 2022)
Garoowe:-Golaha Baarlamaanka Dowladda ayaa ansixiyey Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2021 oo dh $121,641,672 (Boqol iyo labaatan iyo kow Milyan Lix boqol afartan iyo kow kun Lix boqol todobaatan iyo laba
Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiirkii arrimaha gudaha Jubaland Gen Darwiish
(July 30, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray dhammaan ehelkii, qaraaabadii, saxiibadii, shacabka Jubaland iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed geerida naxdinta
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay gudiga KMG ee doorashooyinka Puntland iyo Madaxda ururada siyaasada.[Video]
(July 30, 2022)
Garoowe :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Madaxda Ururada Siyaasadda Puntland. Kulank
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo daahfuray Itaraatiijiyadda 3-da sano ee soo socota Hay’adda PHA.[Video]
(July 30, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daah-furay qorshaha Itaraatiijiyadda sadaxda sano ee soo socota ee hay’adda Waddooyinka Puntland ee PHA 2022-2024.