Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Garoowe ka daahfuray 4 mashruuc.[Masawiro]
(August 1, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee aasaaska Puntland, wuxuu Garoowe ka daah-furay 4 mas