Madaxweynaha JFS oo Cabdisalaam Cumar Hadliye u magacaabay Ergeyga gaarka ah EAC
(August 14, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoashada Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa u magacaabay Ergey Gaar ah oo
Gen. Cabdicasiis Siciid Maxamuud oo lagu aasay maanta Garoowe.
(August 14, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Aas Qaran oo Garoowe loogu sameeyay AHUN Xildhibaan hore Gen. Cabdicasiis Siciid Maxamuud. Aaska Qaran wax