Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo dib ugu soo celiyey Saadaq cumar Mohamed Darajadiisa Ciidannimo
(August 15, 2022)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuq
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta ka socda Wasaaradda Waxbarashada
(August 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Shirkada qaabilsan daa