Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray shirkada calafka xoolaha oo laga hirgaliyey Cadaado
(August 17, 2022)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Kaariye, oo ku sugan Degmada Cadaado, ayaa soo indhadheeyay shirkad dhawaan laga hirgeliyay degmada Cadaado oo soo saarta calafka xoolaha oo yare
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe.
(August 17, 2022)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe. Guddoomiyaha