Warbixin iyo wareysi ku saabsan weerarka hotel Xayaat
(August 20, 2022)
Muqdisho:-Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay weerar ay fiidnimadii Jimcaha maleeshiyada Al-Shabaab ku gashay hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 20 qof ayaa la xaqiijiyay in ay
Madaxweynaha Puntland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta gobolka Haylaan.
(August 20, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Dhahar ee caasimadda gobolka Hayland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta gobolka iyo xafiisyad