Madaxweynaha Dowladda Puntland oo casho sharaf u sameeyey wafdiga Madaxweynaha JFS.[Masawiro]
(August 27, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan Casho Sharaf ah ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada, Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdiga la