Madaxweynaha Puntland oo kusii sagootiyey Madaxweynaha JFS Garoonka Gen. Maxamed Abshir
(August 29, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusii sa
Madaxweynaha JFS Hassan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Isimada Puntland
(August 29, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid