Madaxweynaha JFS oo dib ugu celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla .
(August 30, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo x