Madaxweynaha Puntland oo kusii sagootiyey Madaxweynaha JFS Garoonka Gen. Maxamed Abshir

August 29, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusii sagootiyey Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdigiisa oo maalmahan booqasho ku joogay Puntland.

Sagootinta Madaxweynaha JFS, waxaa sidoo kale ka qeybgalay Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Goleyaasha Dowladda Puntland, Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe.

——DHAMMAAD—–

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Comments are closed.

Archives
August 2022
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online