Ciidanka DFS iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan

September 25, 2022 - Written by Editor

Hiiraan:-Ciidanka DFS oo kaashanaya dadka deegaanka ee macawisley ayaa saakay Al-shabab kala wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada fara kutiriska ah oo Al shabaab kaga sugnaayeen gobolka Hiiraan.

Taliyaha ururka 41aad guutada 5aad qeybta 27aad ee ciidanka xoogga dalka, Cabdi Muumin Cilmi oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay in Al-shabab ay isaga carareen deegaanka ka hor inta aysan ciidanka gaarin deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan

Taliyaha ayaa sido kale sheegay in ciidanka Al-shababay la wareegeen deegaanka Tardo oo ku dhow deegaanka Moqokori isla markaana si buuxda ay gacanta ugu haayaan.
Taliyaha ururka 41aad guutada 5aad qeybta 27aad ee ciidanka xoogga dalka, Cabdi Muumin Cilmi ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka DFS iyo kuwa deegaanka aysan ka hari doontin kooxda maafiyada ee dadka iyo deegaanka dhibka weyn ka geystay.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
September 2022
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online