Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Muqdisho.

September 10, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS, xubno ka tirsan BFS iyo masuuliyiin kale.

Ujeedka safarka Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ah in uu Muqdisho kaga qeyb gali doono Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee dhax mari doona Dowladda Dhexe iyo Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.

—Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
September 2022
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online