Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray magaalada Muqdisho.

September 10, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade kusoo dhoweeyay Wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee BFS, Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, xubno labada gole ee Dowladda Hirshabeelle, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha ayaa Magaalada Muqdisho u yimid ka qeybgalka Shirka Madasha Wadatashiga ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo looga hadli doono arrimaha amniga iyo abaaraha ka jira guud ahaan dalka.

-DHAMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Leave a comment

*

Archives
September 2022
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online