Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Muqdisho.

September 10, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayey waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Abdule kuso dhoweyey Wasiiro,Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Caasimadda.

Madaxweyne Laftagareen ayaa Socdaalkiisa Muqdisho ku qotoma ka qeybgalka Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo Xaalada Dalka.


——Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
September 2022
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online