DFS oo soo dhaweysay cunaqabeteynta lagu soo rogay shaqsiyaadka dhanka Maaliyadda ku taageera Al-shabaab
(October 18, 2022)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka ka taageera kooxda argagixisada
Madaxweyne Deni oo shir-guddoomiyey shirka beesha caalamka iyo Puntland oo looga hadlay nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland.[Masawiro]
(October 18, 2022)
Garoowe: 18 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirweyne ay Beesha Caalamka iyo Dowladda Puntland isugu yimaadeen, Kaasi oo ay ka