Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyey qarax lagu laayey shacabka magaalada Beledweyne.[Video]

October 3, 2022 - Written by Editor

Balcad:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay Masuuliyiintii iyo dadkii qiimaha badnaa ee ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne, Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Dowlada iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay ciidamadii kaga dhigtay weerarkaas argagixso.
Madaxweynaha ayaa sheegay in arxagagixisada cadowga ah ay ku jabeen dagaaladii lagula galay deegaanada Gobolka Hiiraan lagana xureyn doono dhamaan Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hirshabeelle inay u midoobaan sidii argagixada cadowga ah dalka looga xureyn lahaa.

-DHAMAAD-

Leave a comment

*

Archives
October 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online