Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay furitaanka shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta
(November 2, 2022)
Aljeris:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan qado ah la qaatay Issimada Puntland.[Masawiro]
(November 2, 2022)
Muqisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah la qaatay Isimada kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaac
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL,oo magacaabay guddiga soo dhaweynta Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS
(November 2, 2022)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay Guddiga soodhaweynta Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) &